Taliye Indhaqarshe oo ka hadlay ujeedada laga leeyahay tirakoobka Ciidamada

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha qarshe) oo ka hadlay Tiro koobka lagu wado Ciidanka Xoogga ayaa sheegay in ujeedada laga leeyahay ay tahay in la helo tirada saxda ah ee Ciidanka Difaaca, si loogu qorsheeyo Hub, Gaadiid,  qalab iyo dhaqaale ku filan. S/Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa … Continue reading Taliye Indhaqarshe oo ka hadlay ujeedada laga leeyahay tirakoobka Ciidamada